Home Articles posted by admin (Page 2)
Cayaaraha

Mesut Ozil Oo Taariikh U Dhigay Ciyaartoyda Jarmalka Ah Ee Soo Maray Premier League Kadib Kulankii Leicester City.

Mesut Ozil ayaa ka yaabsaday qof walba xalay kadib markii uu bandhig cajiib ah ka sameeyay garoonka Emirates Stadium kulan ay 3-1 ku dhaafeen Leicester City, inkastoo uu kooxdisia guul gaarsiiyay hadana rikoor shakhsiyadeed ayuu sameeyay. Jamaahiirta Arsenal ayaa xalay si weyn ugu farxay bandhigga Mesut Ozil kaas oo gool dhaliyay ka hor inta aan […]
Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )