Cayaaraha

Barcelona oo Wembley ku xasuuqday Tottenham, Liverpool oo la kala diray, Inter oo badisay iyo kulammadi kale ee Champions League.

Waxaa la ciyaaray kulamo xiiso badan oo ka tirsan tartanka xiisaha badan ee Ufa Champion League.

Kulammadii caawa la ciyaaray:

Qaybta A: Atletico Madrid vs Club Brugge 3-1

(Antoine Griezmann 28’ 67, Koke 90’)

Borussia Dortmund vs Monaco 3-0

Qaybta B:

Eindhoven vs Inter 1-2

(Eindhoven; Rosario 28‘), Nainggolan 44‘ Icardi 60

Tottenham vs Barcelona 2-4

(Coutinho 2‘, Rakitic 28‘, Messi 56‘ 90‘), halka goolasha Tottenham ay u kala dhaliyeen Harry Kane 52‘ iyo Lamela 66‘).

Qaybta C

Paris Saint-Germain vs FK Crvena Zvezda 6-1

Napoli vs Liverpool 1-0

90’ Lorenzo Insigne

Qaybta D:

Lokomativ Moscow vs Schalke 0-1

FC Porto vs Galatasaray 1-0


Insigne oo goolka qura ee guusha Liverpool u dhaliyay daqiiqadii ugu dambeysay ciyaarta
Griezmann iyo Atletico oo ku dur duriyay Brugge 3-1
Dortmund oo 3 laqsiisay AS Monaco
Inter oo ku faraxsan guushii ay ka heleen Eindhoven
Messi iyo saaxiibadiisa oo guul u qalanta ka soo helay Wembley

The post Barcelona oo Wembley ku xasuuqday Tottenham, Liverpool oo la kala diray, Inter oo badisay iyo kulammadi kale ee Champions League. appeared first on Goolasha.live.

Source: Goolasha.net

Related Posts

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )