Cayaaraha

Daawo Muuqaal Muujinaya Eden Hazard Oo Ugu Dambayn Shakiga Ka Saaray Mustaqbalkiisa

Mustaqbalka Eden Hazard ayaa u dhexeeya kooxaha Real Madrid iyo Chelsea xilli ay Blues doonayso in ay heshiis cusub ka saxiixato isaguna doonayo in uu rumeeyo riyadii yaraantiisii ee ah in uu u ciyaaro kooxda Real Madrid.

Xiddiga reer Belguim ayaa dhawr jeer si cad u sheegay in uu doonayo in uu ku biiro kooxda Real Madrid halka ay Chelsea diyaar ula tahay in ay miiska u saarto lacag waali ah si uu mustaqbalkiisa ugu hibeeyo chelsea.

Hadaba waxa la helay muuqaal u muuqda in uu Eden Hazard heshiis cusub u saxiixay chelsea kadib markii muuqaal lagu arkay baraha bulshada Hazard oo xidhan maaliyada tababarka waliba jooga miiska lagu soo bandhigo marka ay kooxdu ku dhawaaqayso heshiiska cusub

Source: Goolasha.net

Related Posts

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )