Cayaaraha

Garsoori Soomaaliyeed Oo Gool Cajiib Ah K Dhaliyay Goolhayaha Xulka Qaranka…………..+DAAWO VIDEO

Garsooraha lagu magaacabo Axmed Baroodo ayaa gool cajiib ah ka dhaliyay goolhayaha xulka Qaranka Soomaaliya iyo Kooxda Heegan Mustaf Nakuja.

Ciyaar saaxiibtinimo ay wada ciyaareyn Shirkada Rajo Cable iyo Garsoorayasha Soomaaliyeed ayaa waxey ku soo dhamaatay bar baro balse waxaa la isla aaday rigooroyin waxaana adkaaday Shirkada Rajo Cable.

DAAWO GOOLKA CAJIIBKA AH;

The post Garsoori Soomaaliyeed Oo Gool Cajiib Ah K Dhaliyay Goolhayaha Xulka Qaranka…………..+DAAWO VIDEO appeared first on Goolasha.live.

Source: Goolasha.net

Related Posts

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )