Cayaaraha

Kaddib guuldaradii Benevento, Gattuso oo liiskiisa ka saaray Xiddigaha Romagnoli, Lucas Biglia iyo si la mid ah Andrea Conti

Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Turkeyga Hakan Calhanoglu ayaa dib ugu soo laabtay safka Kooxda AC Milan, ka hor kulan galabta ay la Ciyaari doonaan dhigooda Bologna.

Hogaamiyaha Kooxda Rossoneri Gennaro Gattuso ayaa xaqiijiyay Maqnaanshaha Alessio Romagnoli, Lucas Biglia iyo si la mid ah Andrea Conti, ku waas oo dhaawacyo kala duwan ku seegaya dheesha galabta.

Adeegii hore ee Kooxda Bayer Leverkusen Calhanoglu ayaa dhaawac dhanka Jilibka ku seegay guuldaradii 1-0 ee ka soo gaartay dhigooda Benevento, hase yeeshee Rossoneri ayaa la filayaa inay ku soo laaban doonto qaab ciyaareedka 4-3-3.

Manuel Locatelli iyo Riccardo Montolivo ayaa ku dhibtoonaya doorka bedel ee Cayaariyahan Biglia, hase ahaatee Gattuso ayaa midkood usoo xulan doona kulanka galabta.

Milan squad for Bologna: A Donnarumma, G Donnarumma, Storari; Abate, Antonelli, Bonucci, Calabria, Gomez, Musacchio, Rodriguez, Zapata; Bonaventura, Calhanoglu, Kessie, Locatelli, Mauri, Montolivo, Torrasi; Borini, Cutrone, Kalinic, Andre Silva, Suso.

 

https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/

The post Kaddib guuldaradii Benevento, Gattuso oo liiskiisa ka saaray Xiddigaha Romagnoli, Lucas Biglia iyo si la mid ah Andrea Conti appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Goolasha.net

Related Posts

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )