Cayaaraha

Marxaladihii kala gadisnaa ee N’Golo Kanté xili uu hantay koobka aduunka

N’Golo Kanté ayaa ku guuleestay koobka aduunka waxa uuna ku jiraa heer aad u sareeya oo ah mustaqbalkiisa kubada cagta isag oona lagu tilmaamo in uu yahau bur buriyaha ugu wanaagsan kubada cagta .

Kante ayaa ah mishiin qad dhexe waxa uu ku guuleestay in uu joojiyo halista xidigo badan oo aad lowgu baqo sida Messi kulankii xulkiisa Farance iyo Argentin .

2012: waxa uu ka ciyaarayey horyaalka Ligue 2

2013: waxa uu ka ciyaarayey horyaalka Ligue 1

2015: waxa uu u dhaqaaqay Premier League

2016: waxa uu ku guuleestay horyaalka premier league isaga oona la qaaday kooxda dawacooyinka & isaga oona xulkiisa ka caawiyey iney soo gaaraan finalka Euro’s .

2017: waxa uu markale ku guuleestay horyaalka isaga oo katirsan kooxda Chelsea waxaa loo magacaabau sandkaa xidigii ugu wanaagsnaa horyaalka .

2018: waxa uu ku guuleestay FA Cup isaga oona Farance ka caabiyey in ay gaaraan finalka koobka aduunka s .

Source: Goolasha.net

Related Posts

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )