Cayaaraha

Maxey Ku Soo Dhamaadeyn Kulamadii Furitaanka Koobka General Daa’uud

Kooxda Horseed ayaa guul ku daah furatay tartanka General Daa’uud xili ay labo cad ka kala dhigtay kooxda Jeenyo, ciyaar qeyb ka aheyd tartanka General Daa’uud.

Ciyaartan ayaa aheyd mid aad u xiiso badan waxeyna ka dhacday garoonka Banadir Stadium waxeyna ku soo dhamaatay 2-1 ay guusha ku raacday wiilasha Cawo iyo maalin ee Horseed.

Dhanka kale Garoonka Jaamacadaha ayaa ciyaar kale oo xiiso badan ka dhacday taa oo u dhaxeysay kooxaha Saxafi Fc Iyo Jamhuuriya, kulankan ayaa ku soo idlaaday 7-2 oo ay guusha ku raacday kooxda Saxafi Fc.

 

The post Maxey Ku Soo Dhamaadeyn Kulamadii Furitaanka Koobka General Daa’uud appeared first on Goolasha.live.

Source: Goolasha.net

Related Posts

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )