Cayaaraha

RASMI: Arsenal Oo Dhamaystirtay Saxiixa Daafaca kooxda….

Kooxda kubadda cagta Arsenal Ayaa Dhameystirtay Saxiixa xidiga kooxda Borussia Dortmund ee Sokratis Papastathopoulos.

Xidigan ayaa u saxiixay kooxdiisa Cusub ee Arsenal mudo dhan 3-sano, isago waqti fiican ku soo qaatay horyaalka Germany.

kooxda arsenal ayaa xaqiijisay in 30- sano jirkan oo u dhashay dalka Giriig u xiran doono lambarka 5-aad ee kooxda Arsenal.

Source: Goolasha.net

Related Posts

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )