Cayaaraha

Wareega Sideed Dhamaadka Tartanka General Daa’uud Oo Galabta Daaha Laga Qaadi Doono Xili Ay Kuwada Balansan Yihiin Kooxaha………

Waxaa galabta daaha laga qaadaya wareega sideed dhamaadka tartanka xiisaha badan ee General Daa’uud, kaaso sanadkan ka qeyb galayan 16-kooxda oo kala duwan.

Tartankan ayaa soo bilaawday 21-kii bishaan aan soo dhaafnay waxaa tariinka ka dhacay ilaa 8-kooxod oo ay ku jiraan kooxaha loo saadalinayay iney ku guuleysan karan Koobkan  Jeenyo Iyo Elman.

Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhici doona  garoonka Banadir Stadium ee Dhaca Degmada Cabdicasiis, kaa oo dhaxmari doona kooxaha Horseed iyo Midnimo Fc.

Kooxda Cawo Iyo Maalin ee Horseed Kulankii ugu dambeyay waxey 18-1 ugu soo adkaatay naadiga Jamhuuriya, halka kooxda Midnimo ay 3-0 afka ciida ugu dartay naadiga Madbacada.

Koobkan waxaa difaacanaya kooxda jaalayasha ee Elman balse nasiib xumo waxey ku hartay heerka Guruup-yada.

Ogeysiis Kulanka:

Tartanka: General Daa’uud

Kooxaha: Midnimo Vs Horseed

Garoonka: Banadir Stadium

Saacada: 3:30

 

 

The post Wareega Sideed Dhamaadka Tartanka General Daa’uud Oo Galabta Daaha Laga Qaadi Doono Xili Ay Kuwada Balansan Yihiin Kooxaha……… appeared first on Goolasha.live.

Source: Goolasha.net

Related Posts

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )