WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Jubaland Oo Magalada Kismaayo Ku Qabatay Xuska Talaalka Aduunka

Wasiir Kuxigeenka Wasarda Caafimadka Jubbaland  Dr Cali nuur Axmed Takhaatir iyo Hay,adaha Caafimadka ka shaqeeya ee Magalada kismaayo aya ka so qeyb galay Xuska Todobaadka Tallaalka  Aduunka .

Wasarada Caafimaadka Dowlada Goboleedka Jubbaland aya sheegtay in ay Wado Qorshe lagu Balaarinayo ololaha Adeega Tallalka.

Isku Duwaha Wasarrada Caafimadka  ee Degmada  Kismaayo  Maxamed Sheekh Aadan aya sheegay in Wasarradu Bilowday Tallalka ayado ka fulisay Degaano Hoos imaada Magalada Kismaayo ugu Yaraan 10.000 kun oo caruur ah ayu sheegay Agaasimuhu in ay Tallaalen

Wasiir kuxigeenka  Wasarrad Caafimaadkaa Jubbaland   Dr Cali Nuur Maxamed  aya sheegay in Tallaalka La gaarsin Doono dhamaan Degaanada jubbaland wuxuna sheegay in dhamaan xarumaha caafimaadka  laga heli doono Tallaalka oo lacag la,aan ah

 

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )