Cayaaraha

Wax Ka Baro Xidigaha Ugu Laad Tuurista Badan (Free Kick) Badan Horyaalka Premier League.

Waxaa lagu dhawaaqay ciyaartooyda ku wanaagsan tuurista laadka xorta ama Free Kics ee horyaalka Premier League.

Xidigaha la soo xulay waxey iskugu jiraan kuwii hore iyo kuwa hada ka hamaasha horyaalka Premier League xili Juan Mata uu hogaaminayo xidigaha waqtiga ka ciyaara horyaalka Premier League isago heesta ilaa 8- Free Kics.

Xidigan reer Spain ayaa Premier League ku soo biiray 2011-dii isagoo ka soo tagay Valencia kuna soo biiray Chelsea.

Laacibiintii hore waxaa hogaaminaya xidigii kooxda Man United David Beckham kaa oo loo diiwan galiyay ilaa 18- laadad xor ah.

Thierry Henry iyo halyeygii hore ee Chelsea Zola ayaa ku soo xiga oo dhaliyay min 12, Cristiano Ronaldo oo goor hore ka soo tagay Premier League ayaa leh 11-free kick.

HOOS KA EEG SAWIRKA :

The post Wax Ka Baro Xidigaha Ugu Laad Tuurista Badan (Free Kick) Badan Horyaalka Premier League. appeared first on Goolasha.live.

Source: Goolasha.net

Related Posts

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )