Cayaaraha

Xanaaq la Qarsanwayay : Mourinho ayaa jawaabo weyn ka helay xiddigii hore ee Red Devils

Daily Mirror Warbixin ay soo saartay jimcihii ayaa lagu sheegay in tababaraha reer Portugal uu yahay Mid Istaraatiyadiisa Kooxda ay Fashilantay , taasoo keentay inuu jawaabo weyn ka helo xiddigii hore ee Red Devils

Kabtankii hore ee Manchester United Gary Neville ayaa ka hadlay go’aanka ah inuu Jose Mourinho laga ceyriyo “si qarsoodi ah”.

Daily Mirror ayaa werisatay jimcihii in Mourinho uu ka bedelayo shaqada tababarenimo iyadoo aan loo maleyneynin natiijo Fcn Mo in uu ka keeni karo United kulanka caawa ee Premier League ee ay la ciyaarayaan Newcastle United.

Neville ayaa sheegay in 55-sano jirkaasi uu ka niyadjabay qaab ciyaareedkisa xun ee kooxdiisa ka dib markii uu dhaleeceeyay qaab ciyaareedkiisii Xumaa , isagoo sheegay in Tabartiisa Tahay inuu badiyay seddex ka mid ah sagaalkii kulan ee ugu danbeysay. tartamada Oo dhan .
Si kastaba Ha ahaate Waxa uu Si weyn Ugu So horjeestay in shaqada laga Ceyriyo Macalin Mourinho, taasoo sabab uu ugu dhigay in xilign macalin kasto ay ku adag tahay wax kabadalida qaabciyaareedka kooxda ,Taasoo uu sabab ugu dhigay in dhaliisha ugu weyn ey leeyihiin Maamulka kooxda iyo milkiilayaasha.
Asagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay “inkastoo uu farsamo xumo soo bandhigay Mourinho maaha in dhaliisha ugu weyn uu asaga leeyahay,isla markaana uu muteysan karo in shaqada laga ceyriyo ,waxaan carabka ku adkeynayaa in Eedo sidaas aheyn”

The post Xanaaq la Qarsanwayay : Mourinho ayaa jawaabo weyn ka helay xiddigii hore ee Red Devils appeared first on Goolasha.live.

Source: Goolasha.net

Related Posts

Array ( [marginTop] => 100 [pageid] => @jubbalandtv [alignment] => right [width] => 292 [height] => 300 [color_scheme] => light [header] => header [footer] => footer [border] => true [scrollbar] => scrollbar [linkcolor] => #2EA2CC )